Taliyaha ciidanka XDS & la taliyaha amniga ee Madaxweynaha oo qoraalo kulul is dhaafsaday (Akhriso)

Khilaaf ayaa soo kala dhex galay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) iyo La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo Cabdisaciid Muuse Cali kaasoo ka dhashay qoraal la taliyuhu u diray taliska xoogga dalka. Warqada uu diray la taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca amaanka oo talo soo jeedin aheyd oo ka hadleysay arrimaha … Continue reading Taliyaha ciidanka XDS & la taliyaha amniga ee Madaxweynaha oo qoraalo kulul is dhaafsaday (Akhriso)